Ururka YES_SPORTS Ee Holand Oo Qalabka CIyaaraha Soo Gaarsiiyay Xulalka Gobolada Awdal & Salal + SAWIRO
Boorama-(Geestiir)-Ururka dhinaca ciyaarha gobolada Awdal iyo Salal gacanta wayn ka gaysta ee magaciisa layidhaa YES-SPORTS oo fadhigiisu yahay dalka Holand ayaa maanta deeq qalabka ciyaaraha ah oo isugu…
Xuska Maalinta Fistulaha Aduunka Iyo 10 Sano Guuradii Cisbitaalka Caalamiga Ah Ee Fistulaha Ee Boorama Oo La Qabtay +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Munaasabadan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay ayaa waxa lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xanuunka ISKU FURANKA ee afka qalaad loogu yeesho FISTULA oo ay…
Wasiir Duur Oo Safar Dareen Abuuray Ku Yimid Boorama Iyo Odayaal Daaha Ka Faydayo Arimo Uu Wasiirka Duur Carabkiisa Ka Dhawray +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Waxa maanta magaalada Boorama soo gaadhay wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraale Duur, kaasi oo u yimid magaalada safar shaqo oo aanan la cayimin…
Picture Of The Day.
Isha Geestiir waxa ay bulshada akhrisatayaasha ah u soo gudbinaysaa sawirkani hoos ku jira kaasi oo ka turjumaya masuuliyiinta halbowlaha u ah dowladaha somaliya iyo somaliland oo…
Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Wafti Qaran Loo Diro Munaasibada Xornimada Jabuuti
Gabilay (Geestiir) Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa dawlada Jabuuti hambalyo iyo bogaadin uga diray waftigii ay usoo dirtay ka qaybgalka xuskii 22…
Gudidii Turxaan Bixinta Ciyaarha Awdal Oo Shir Go’aamo Dhax Gal Ahi Ka Soo Baxeen Yeelatay +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Waxa maanta shirkoodii ugu horeeyay qabsaday gudiidii loo magacaabay inay ka soo talo bixiyaan sidii loo dawayn lahaa caafimaadka ciyaaraha gobolka Awdal, oo la isku raacsan yahay in…
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyay Beeraha Baki Iyo Boorama Oo Dhibaatooyin Soo Wajaheen +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Wasiirka Beeraha ee Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa kormeer hawleed ku soo maray beeraha degaanada, Cadaad, Badanbad, Xeego, Dooxa Biraad, Dibarawayn, Baki, Old Baki, Sogsogley, degmolaqas, Holholka…
Badhasaab Cabdoo Oo U Amba Baxay Dhinaca Dalka Ingiriiska Iyo Ujeeda Safarkiisa
Boorama-(Geestiir)-Badhasaabka gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar ayaa maantaka amaba baxay magaalada Boorama iska markaana lagu wadaa in maalmaha soo socdauu u duulo dhinaca dalka Ingiririiska oo uu ku…
Maayark Boorama Oo Bulshada Degmada Uga Mahad Naqay Ka Qayb Qaadashadii Xukii 18 May + VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa maanta markii ugu horaysay si balaadhan uga mahad naqay sidii balaadhnayd ee dadwaynaha reer Borama ay uga qayb qaateen xuskii munaasabada 18…
Gudi Ka Kooban 9 Xubood oo Waqti Qarbo-Qarbo Ah Loo Magacaabay Inay Soo Nooleeyaan Ciyaaraha Maydka Ah Ee Reer Awdal
Boorama-(Geestiir)-Kulan ay albaabdu u xidhanaayeen oo ka dhacay xafiiska badhasaabka ee gobolka Awdal, isla markaana ay ka soo qayb galeen maamulka gobolka, kan degmada, xildhibaano, Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada…
Si Qarankan Somaliland Uu U Waaro Waa In Beesha Dhexe Ay Tanaasulaad Muujisaa, Khaatumana Ay Awdal Ku Dayataa, Cadaalad-na La Wada Raadiyaa….. Waran Cade Oo Ku Sugan Boorama +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku sugan magaalada Boorama ayaa shir Jaraaid oo uu aanta qabtay kaga waramay arimo badan oo salka ku haya xaalka uu maanta dalku…
Anigu SNM La Nooguma Magac Darin Maantana Ma Nihin…Suldaan Saleebaan (Daawo)
Boorama(Geestiir) Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa jawaab ka bixiyey hadal shalay warbaahinta uu mariyey Xasan ciise oo aha madaxweyne ku…
Saylici Oo Looga Maarmi Waayey Siyaasada Siqiirtay Ee Arrimaha Dibada Somaliland
ISHA-GEESTIIR:-Tan & markii sannadkii 1991-kii, oo ku beegan mudo haatan laga joogo 22 sano, Somaliland ay la soo noqotay madaxbannaanideeda waxay dadaal weyn u gashay sidii bulshada caalamka…
Dhacdo Taariikhi Ah: Hormuudka Baalashleyaasha!
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa…
Maanso: 18 May Mudnaan Badnaa’ Waxa Tiriyay Muumin Gadiid Cumar
Maansadan oo la curiyay 18 May 2013, waxa curiyay Md. Muumin Gadiid Cumar, waxana uu I tiriyay si ay qayb uga noqoto xuska balaadhan ee munaasabada 18 May…
Boorama: Ciyaaraha SAYLICI-ga Oo Si Wayn Loogu Xusay Xalay Xuska 18 May
Boorama-(Geestiir)-Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee Sayliciga oo ay daadihinayeen kooxaha caanka ku ah ciyaarhaasi ee magaalada Boorama ayaa xalay si wayn loogu soo bandhigay madal la isku arkay…
Ururka YES_SPORTS Ee Holand Oo Qalabka CIyaaraha Soo Gaarsiiyay Xulalka Gobolada Awdal & Salal + SAWIRO
Boorama-(Geestiir)-Ururka dhinaca ciyaarha gobolada Awdal iyo Salal gacanta wayn ka gaysta ee magaciisa layidhaa YES-SPORTS…
Saddex Dal Oo Afrikaan Ah Oo Laga Mamnuucay Shirka Midawga Afrika Ee Ka Furmaya Adis ababa
Addis ababa (Geestiir) May23, 2013 – Saddex dal oo Afrikaan ah ayaa laga mamnuucay ka…
Xuska Maalinta Fistulaha Aduunka Iyo 10 Sano Guuradii Cisbitaalka Caalamiga Ah Ee Fistulaha Ee Boorama Oo La Qabtay +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Munaasabadan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay ayaa waxa lagu xusayay maalinta caalamiga…
Cabsi Soo Wajahday Dadka Madawga Ah Ee Ku Nool London Iyo Muslimiinta, Ka Dib Askarigii Faashka Lagu Dilay
London(Geestiir) May23, 2013 -Laba Nin oo Ka mid ah dadka Madowga ah ee ku dhaqan…
Wasiir Duur Oo Safar Dareen Abuuray Ku Yimid Boorama Iyo Odayaal Daaha Ka Faydayo Arimo Uu Wasiirka Duur Carabkiisa Ka Dhawray +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Waxa maanta magaalada Boorama soo gaadhay wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Somaliland Md. Maxamed Nuur…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Aan Xayiraada Laga Qaadi Doonin Diyaarada Q/Midoobay …
Hargeysa(Geestiir) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka…
Picture Of The Day.
Isha Geestiir waxa ay bulshada akhrisatayaasha ah u soo gudbinaysaa sawirkani hoos ku jira…
Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Wafti Qaran Loo Diro Munaasibada Xornimada Jabuuti
Gabilay (Geestiir) Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa dawlada Jabuuti…
Ma Runbaa Inay Xukuumada Somaliland Hakinayso Wadahadaladii Ay La Waday Somaliya
Hargaysa(Geestiir)-Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la sheegay inay hakinayso…
Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kulan La Yeeshay Barlamaanka Dalka Ingiriiska
London(Geestiir) Madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane C/rahmaan C/laahi Ismaciil (saylici) iyo wafti uu hogaaminayo oo…
Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya Iyo Dhawaaq Uu Ismaaciil Buubaa Ku Duray Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(Geestiir) -Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe), oo ah ruug-cadaa kaalin lama ilaawaan ah ka…
OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magalada Munchen ee dalka Germany in…
Somaliland Oo UNDP Kala Hadlaysa Sababtii Ay Hawadeeda Ugu Wareejiyeen
Hargaysa (Geestiir): Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Somaliland Axmed Dalal Farax ayaa sheegay inay…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland/Somalia
Hargeysa (Geestiir)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…
Gudidii Turxaan Bixinta Ciyaarha Awdal Oo Shir Go’aamo Dhax Gal Ahi Ka Soo Baxeen Yeelatay +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Waxa maanta shirkoodii ugu horeeyay qabsaday gudiidii loo magacaabay inay ka soo talo bixiyaan sidii…
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyay Beeraha Baki Iyo Boorama Oo Dhibaatooyin Soo Wajaheen +VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Wasiirka Beeraha ee Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa kormeer hawleed ku soo maray beeraha…
Badhasaab Cabdoo Oo U Amba Baxay Dhinaca Dalka Ingiriiska Iyo Ujeeda Safarkiisa
Boorama-(Geestiir)-Badhasaabka gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar ayaa maantaka amaba baxay magaalada Boorama iska markaana lagu…
Maayark Boorama Oo Bulshada Degmada Uga Mahad Naqay Ka Qayb Qaadashadii Xukii 18 May + VIDEO
Boorama-(Geestiir)-Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa maanta markii ugu horaysay si balaadhan uga mahad naqay…
Maxaad Ka Ogtahay 17-kii Qof Ee Saxeexay Gooni-Isu-Taagga Somaliland
Akhristeyaal iyada oo todobaadkani ay ahayd sannad-guuradii laba iyo labaatanaad ee la soo noqoshada Qarannimada…
Taariikhdii la Dafiray (The Denied History) Dr. Maxamed-Rashiid Sh.Xassan -Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibeda S/land.
Hadal layaab leh ayaa ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Maalintii la xusayay xornimada Somaliland.? ?.…